Season 5~EP12: da’ada qaangaadhnimada iyo barbaarinta /التربية والمراهقة

Release Date:

Qaanfaadhnimo waa da’a ay waalidku kudhacan khaladad waa wayn ay keensatay fikirka khaldan ee aynu ka aaminay da’dan.xalqada cawa waxa kaga hadalayaa ,1; hordhaca oo ah sharaxaad guud oo marxaldan khuseeya ( مرحلة المراهقة والفرق بين البلوغ والمراهقة )2;  maxay tahay inaan sameeyo markuu ilmahaygu da’an soo galo 3; afkaarta khaldan ee aynu aaminsanahay markuu ilmihu da’an kujiro4; maxaa layga bahan yahay kawaalid ahaan inaan sameeyo .Dhagaysi wanaagsan . 

Season 5~EP12: da’ada qaangaadhnimada iyo barbaarinta /التربية والمراهقة

Title
Season 5~EP12: da’ada qaangaadhnimada iyo barbaarinta /التربية والمراهقة
Copyright
Release Date

flashback