Hordhac

Release Date:

Wajiyada kala duwan ee nolosha iyo waayaheedu waakuwa ina bara soo labaashada iyo dib ugu noqoshada xaga Ilaahay,taasoo aynu ku baraarugno markasta oo aynu xaalad dhexda kaga jirno.La noolaanshaha ducada, dadka Rabigaa kuu dhawaynaya iyo talo saarashadu waa halka ugu dhow ee aynu kaga xidhmi karno mawjadaha hadaynta iyo hilinka toosan kuwaasoo waayeheena nololeed ka dhiga cida ugu mudan inay nolol farxadleh kunoolaato.Podcast- kan waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).

Hordhac

Title
Hordhac
Copyright
Release Date

flashback